Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibano ka tirsan Baarlamanka Kenya (Sawirro)

Madaxweynaha Dowladda Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa caawa magaalada Nairobi casho sharaf mahadcelin ah u sameeyay qaar ka mid ah Xildhibaanada Soomaaliyeed ee ka mid ka ah Baarlamaanka Kenya. Casho sharaftan oo ay ka soo qeyb galeen Xildhibaan Adan Keynan Weheliye, Xildhibaan Yussuf Hassan, Xildhibaan Yakub Adow, Xildhibaan Hussein weytan Abdirahman, Xildhibaan Mohamed Abdi Kheir … Continue reading Cali Guudlaawe oo kulan xasaasi ah la qaatay Xildhibano ka tirsan Baarlamanka Kenya (Sawirro)